Horta mas'aladaani waa mas'alo diimeed, oo shareecada inoo jideysay, qofkana waxa uu isaga doonayo inuu iska sameeyo maahan waxaa haboon inuu ficilkiisu waafaqsanyahy shareecada, hadii kale waa ku dambaabayaa.
Marka koobaad: horta waxaa banaan dhowr meelood inaad haweyneyda ka jimaacdo, hal meel oo kaliya ayaa soo aroortay inaadan ka jimaacin haweyneyda, waana faahfaahinayaa anigoo ku dhisayo siduu xadiithka tilmaamayo:
➤Halkee baa banaan inaad xaaskaaga oga galmooto?
Dhowr meelood ayaa banaan :
1)qubul { inaad ka jimaacdo xaga hore adigoo horay oga imaanaya. }
1)gadaal { inaad xaga gadaale oga timaado adigoo beegsanaya farjiga. }
3) waxaa kaloo banaan lkn uusan xadiithka tilmaamin, jiif jiif inaad ugu galmooto, fadhi, istaag, i.w.m"
➤Halkee baa banaaneen inaad oga galmooto haweyneyda?
Waa hal meel oo kaliya waana inaad xaga gadaal ka jimaacdo adigoon farjiga aadin, waa xaaraam arintaasi.
Hadii lasoo koobo waa in aadan ka jimaacin gadaal adigoon farjiga aadin, lkn hadii aad farjiga aado oo xagga gadaale oga timaado waa banaantahay."
Xadiithka:
Ibnul munkadir ayaa maqlay jaabir asagoo leh: yahuudu waxay ahayd inay tiraahdo: ninka hadii uu xaaskiisa oga yimaado gadaal asagoo beegsanaya farjiga, wiilka sidaasi ku dhasha waxuu noqdaa weershe(axwal), ka dib ayaa soo dagtay aayad beenineysa warkooda, oo ku jirta al-baqra(223): {{ نِسَاؤُكُمْ حَرْثٌ لَّكُمْ فَأْتُوا حَرْثَكُمْ أَنَّىٰ شِئْتُمْ ۖ وَقَدِّمُوا لِأَنفُسِكُمْ ۚ }}
Alle waxuu leeyahay " hablihiina waa beer aad idinku leedihiin, ee oga taga meesha aad doontaan. "
Yacnii waa beentood waxa ay leeyihiin yahuudda.
الحديث:
(19) باب جواز جماعه امرأته في قبلها، من قدامها ومن ورائها، من غير تعرض للدبر.
117 – (1435) حدثنا قتيبة بن سعيد، وأبو بكر بن أبي شيبة، وعمرو الناقد. (واللفظ لأبي بكر) قالوا: حدثنا سفيان عن ابن المنكدر. سمع جابرا يقول: كانت اليهود تقول: إذا أتى الرجل امرأته، من دبرها، في قبلها، كان الولد أحول. فنزلت: {نِسَاؤُكُمْ حَرْثٌ لَّكُمْ فَأْتُوا حَرْثَكُمْ أَنَّىٰ شِئْتُمْ ۖ وَقَدِّمُوا لِأَنفُسِكُمْ ۚ}. [2 /البقرة/ 223].
معنى الحديث/
وقوله : ( نساؤكم حرث لكم ) قال ابن عباس : الحرث موضع الولد ( فأتوا حرثكم أنى شئتم ) أي : كيف شئتم مقبلة ومدبرة في صمام واحد ، كما ثبتت بذلك الأحاديث.
Xadiiska:117(1435) waxa uu ku suganyahay saxiixu muslim.
Qoraa: Mohamed miskiin









![[ Sickism ] Telegram channel](https://cdn.tgdio.com/channels/2026/04/SickismOfficial.webp)
