Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة Telegram channel photo

Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

@fikradahaxortaPublic Channel

Blogger |

88

Last views

۱.۳k (1,344 subscribers)
عضو
—
Rating
40
Total Posts
Oct 17, 2026, 12:32 PM
به‌روزرسانی شده
Apr 27, 2026
Created
Stats

شما در حال مشاهده محتوای فارسی هستید. برای مشاهده محتوا به زبان‌های دیگر، زبان سایت را تغییر دهید.

Channel Information

Channel Information
Channel NameFikradaha Xorta| الأفكار الحرة
Username@fikradahaxorta
Categoryوبلاگ‌نویسی
Languageفارسی
Countryایران
عضو1,344
Channel TypePublic Channel
Created۷ اردیبهشت ۱۴۰۵
Last Updated۲۵ مهر ۱۴۰۵ • ۵ روز پیش
StatusActive

رتبه‌بندی

رتبه‌بندی جهانی
#154887+195
رتبه‌بندی زبان
#16250+8
رتبه‌بندی دسته‌بندی
#1121+1

رشد مشترکان

مجموع: 1.3K30 Days growth: +60.4%
09/1809/2309/2810/0310/0810/1310/17
رشد مشترکان - 30 Days
DateSubscribers
18:09:20261,338
19:09:20261,338
20:09:20261,343
21:09:20261,343
22:09:20261,343
23:09:20261,343
24:09:20261,343
25:09:20261,343
26:09:20261,343
27:09:20261,343
28:09:20261,343
29:09:20261,343
30:09:20261,343
01:10:20261,343
02:10:20261,343
03:10:20261,343
04:10:20261,343
05:10:20261,343
06:10:20261,343
07:10:20261,343
08:10:20261,343
09:10:20261,343
10:10:20261,343
11:10:20261,343
12:10:20261,343
13:10:20261,343
14:10:20261,343
15:10:20261,343
16:10:20261,343
17:10:20261,344
رشد مشترکان - Weekly
DateSubscribers
Week of 27:04:20261,167
Week of 04:05:20261,167
Week of 11:05:20261,167
Week of 18:05:20261,167
Week of 25:05:20261,167
Week of 01:06:20261,167
Week of 08:06:20261,167
Week of 15:06:20261,167
Week of 22:06:20261,167
Week of 29:06:20261,167
Week of 06:07:20261,184
Week of 13:07:20261,184
Week of 20:07:20261,184
Week of 27:07:20261,184
Week of 03:08:20261,184
Week of 10:08:20261,184
Week of 17:08:20261,338
Week of 24:08:20261,338
Week of 31:08:20261,338
Week of 07:09:20261,338
Week of 14:09:20261,343
Week of 21:09:20261,343
Week of 28:09:20261,343
Week of 05:10:20261,343
Week of 12:10:20261,344
رشد مشترکان - Monthly
DateSubscribers
April 20261,167
May 20261,167
June 20261,167
July 20261,184
August 20261,338
September 20261,343
October 20261,344
رشد مشترکان - Yearly
DateSubscribers
20261,344

آخرین پست‌ها

Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۲۴ مهر ۱۴۰۵، ۰۹:۱۲

Photo1/2
للهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد عليه افضل صلات وسلام
Alle SWT Ha Ina Waafajiyo Khyr Dhamaantii Alle swt Shar Dhamantii Ha Inaga Xijaabo ,Muraad Walbo Oo Aad Leedahay Alle swt Haku Siiyo .

Sida Joogtada Inoo Ahayd Hana Ilaawin
Akhrinta Suratul kahfi, Xiririnta Qarabada ,Baxsashada  Sadaqada ,Badinta Saliga Nabiga Salalahu caleyhi wasalam .
Alle SWT Xajaatkagah U Bandhigo Saacad Ayaa Ku Jirtaa Ducada La Aqbalo Oo Gelinka Danbe Gaar ahaan 5:00 Ilaa 6:20Inta U dhaxeyso Ka Faaideyso Xiligaas Qaaliga Ahi Aan Lasoo Celin .

Gaadhsii Walalkagah Kale
Mahadsanid
Salamu caleykum. 🥰❤️‍🩹

@FikradahaXorta
88005
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۲۱ مهر ۱۴۰۵، ۱۸:۵۸

Photo1/2
Ku Farax Horumarkaaga, Xitaa Haddii Uu Yar Yahay.
Maxaan Ula Jeeda?

Mararka qaarkood, waxaan ku mashquulnaa inaan gaarno yoolal waaweyn, illaa aan illowno inaan qiimeyno tallaabooyinka yaryar ee aynu maalin kasta qaadno.
Waxaan eegnaa halka aynaan weli gaarin, innagoo iska indho tirayna inta aynu soo soconnay.

Xusuusnow, bog aad maanta akhriday, caado xun oo aad iska daysay ama hawl aad muddo dib u dhiganaysay oo aad ugu dambayn qabatay, dhammaantood waa horumar mudan in lagu farxo Xaqiiqdii.

Mar kale Horumarku ma aha inaad maanta ka fiicnaato qof kasta, balse waa inaad ka fiicnaato qofkii aad shalay ahayd.
"Naftaada waqti sii, dadaalkaagana sii wad, waayo waxyaabaha waaweyn badankoodu waxay ka soo unkamaan tallaabooyin yaryar ee joogtada ah.

Ha yaraysan halka aad maanta joogto; waxaa laga yaabaa inay tahay bilowga meel aad berri ku faani doonto Bidni'laah.
Salamu caleykum

@FikradahaXorta
143002
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۲۱ مهر ۱۴۰۵، ۱۸:۰۳

Photo1/2
Casr wnagsan🤍


Qofka doonaya inuu qalbigiisu dego, iimaankiisu kordho, xiriirka uu Rabbigiis la leeyahayna xoogaysto, ha ku dadaalo akhrinta Qur’aanka Kariimka ah, fahamkiisa iyo ku camal-falkiisa
103003
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۱۹ مهر ۱۴۰۵، ۱۱:۳۸

بِسْمِ اللهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيمِ، السَّلَامُ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَةُ اللهِ وَبَرَكَاتُهُ
Inaad Fiicantihiin Ayaan Rajeynayaa Dhamaantiin Barqo Wanagsan ama Goor kasta Oo Ay kuu tahayba Wanagsan ,Muddo Masoo Gudbin Qoraalada Aad Iiga Barateen Se Waxaan Rajeynayaa Iso Soo laabad wanaagsan aan Soolaabto .


Noloshaada Adigu  Bilow!

Maxaan Ula Jeeda Ciwaankan Dabcan?

Ha sugin in qof kale kuu yimaado oo uu noloshaada beddelo, gaar ahaan marka aad ku jirto xaalad adag hana noqoto dhinac kasta oo xaladaas ah .

“Mararka qaarkood, waxaad sugaysaa in qof kale kuu horseedo isbeddel ama si kale aan u dhigo Garab aad Ka Sugeyso , adigoo illaaway in tallaabada ugu horreysa ay adiga kaa bilaabmato, balse waxa kaa hor taagan talaabadaas ay  tahay cabsi, shaki ama dib-u-dhigis Cudurdaar leh .

Noloshu mar walba kuma siinayso duruufaha aad rabto, mana aha in wax walba kuu hagaagaan sida aad u  Dooneyso ama Aad Filaneyso .

Balse Waxa muhiimka ahi waa inaad aqoonsato halka aad joogto, kadibna aad qaaddo tallaabada ugu horreysa, xitaa haddii ay yar tahay Talabadaas .

Ha yaraysan horumarka tartiibta ah ee aad sameyneyso , waayo waxyaabaha waaweyn badankoodu waxay ka bilowdaan dadaallo yaryar oo joogto ah ko isbiirsaday .

Xusuusnow: qofka aad berri noqon doonto waxaa qayb weyn ka qaata go'aannada aad maanta qaadato.

Haddii aad rabto mustaqbal ka wanaagsan kan aad maanta ku jirto, ha ku ekaan kaliya riyo iyo rajayn oo keliya; 
Alaahu Aclam Mustaqbalka Iyo Waxa Dhici Se Waxa Lagaga Baahanyahay Inay Tahay Tawakul , ficil La Imaanshaha , Naftaada Oo Aad aaminto, waqtigaaga oo aad ka faa'iidaysato, hana u oggolaan fashilada aad  maanta la kulmeyso  inay kaa hor istaagaan xaqijinta yolkagahh dhow ama fog.
Bilow maanta Ashyada Kaaga Bahaan Isbadalka, Hanoqoto Dhanka Kasta Oo Ubaahan Waxkabadel.

adigoo haysta waxa aad awooddo Samee Inta Karaaankagah ah ,Ma aha inaad hal maalin wax walba beddesho Muhiim maaha , balse waa inaad maalin kasta samayso wax kuu dhoweynaya qofka aad doonayso inaad noqoto.

Salamu caleykum

@FikradahaXorta
161003
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۱۷ مهر ۱۴۰۵، ۰۱:۰۰

Photo1/2
Jimco Wanaagsan 🤍

Jimcuhu waa maalin iyo habeen fadli badan. Aan badino saliga Nabiga ﷺ, ducada, akhrinta Suuratul Kahf,Xiririnta riximka iyo xuska Alle. Ha iloobin in qalbigaaga aad ku cusboonaysiiso tawakkulka iyo rajada Alle.

Alle ha inaga dhigo kuwa Jimcaha kheyrkiisa hela, ducadoodana la aqbalo.
Allahumma Aamiin. 🤲🏽

@FikradahaXorta
143007
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۱۵ مهر ۱۴۰۵، ۲۱:۰۲

Ibn al-Jawzi Kitaabkiisa " ذم الهوى " wuxuu leeyahay :
▪️Cayrinta shahawaadka iyo waxa ay naftu jeceshahay waa sidii qof ooman oo cabaayo biyaha badda , siwalba oo aad uga dharagto oonka kaama haraayo ,raaxo laguma gaaro shawahaad iyo raaxo kale , macaanka shahwada waa sidii dayn lagugu leeyahay markaad ka dhamaato waxaa kugu furmaayo albaabo xanuun iyo mixnad nafeed ah .

▪️Qoraagga buugga " Dopamine Nation " Anna Lembke ( Jaamacada Stanford ) waxay maskaxda ku tilmaantay sidii miisaan oo kale , dheesha iyo dhabta , noloshaada inta badan maanta haday tahay cayrinta Dopamine raqiiska ah dhinaca kale maskaxda si ay miisaanka u saxdo waxay kor u qaadi heerka xanuunka , murugta wal walka iyo dareenka macno la'aanta ah .

Maanta waa shay aan dareemi karno 10 saac hadaad daawanayso muuqaallo qosol ah , muqaallo anshax xumo ah qofku u malaynaayo xoogaa dareen macaan inay siinaayaan , markuu qofku moobaylka iska dhigo wuxuu dareemi wal wal iyo murug iyo firaaqo aanan caadi ahayn heer howlaha caadiga ah aanan qaban karin , sidii in mashaakilka aduunka oo dhan ku furmeen .

waxaa na hortaallo xaalad aanan kaftan ahayn - naftaada bad baadi fadlan .

Xigasho Cadkaan Oon Kasoo Xigtay Walalkey Cumar Inshaar .
8510011
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۰۵ مهر ۱۴۰۵، ۲۱:۳۵

|Waxaan Ka Cudurdaaranaya,Akhristayaal.

Muddo ayaan channel-kan kusoo gudbin qormooyinkii iyo qoraalladii aan idinla wadaagi jiray ama aad iiga barateen .
Ma ahayn inaan idinka maqnaado ama aan joojiyo qoraalladii, balse waxaa jiray duruufo iyo mashquullo iga hakiyey inaan si joogto ah wax u qoro.
Waxaan idinka raalli-gelinayaa maqnaanshahaas iyo hakadka ku yimid qoraalladii.
Waan ogahay in qofka wax akhriya uu mudan yahay in mar kasta lala wadaago wax qiimo leh, waana rajaynayaa inaad fahamtaan sababta aan muddo uga maqnaa.

Mahadsanidiin dhammaantiin.I
326009
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۳۰ شهریور ۱۴۰۵، ۱۶:۳۷

Welwelka Casriga Ah (Modern Anxiety)

Maxay dadka maanta uga welwel badan yihiin dadkii hore?

Waxaa la yaab leh in qofka maanta haysta nolol ka fudud tii dadkii hore uu haddana mararka qaar dareemo welwel badan. Teknoolojiyaddu waxay nolosha ka dhigtay mid sahlan, balse waxay sidoo kale maskaxdeena gelisay buuq aan joogsi lahayn iyo mashaqooyin ruuxi ah.

Baraha bulshada ayaa ka mid ah sababaha ugu waaweyn. Qofku wuxuu maalin kasta arkaa guusha, hantida iyo nolosha dadka kale, taas oo mararka qaar ku dhalisa inuu naftiisa la barbar dhigo dadka kale. Wuxuuna is weydiiyaa: “Maxaan weli u gaari waayay heerkan?” ama “Maxaan uga dambeeyaa dadka kale?”

Sidoo kale, nolosha casriga ah waxay leedahay xawaare aad u sarreeya. Telefoonnada casriga ah, caqliga macmalka ah (AI), farriimaha, wararka iyo shaqooyinka badan ayaa qofka ka dhigi kara mid mar walba dareemaya inuu wax qabanayo, balse haddana aan waxba u qabsoomin.

Tusaale ahaan, qofku wuxuu maalintiisa ku bilaabi karaa taleefankiisa, isagoo la kulmaya boqolaal war, muuqaallo iyo farriimo. Maskaxdiisuna ma hesho waqti ku filan oo ay ku degto.

Dadkii hore waxay la kulmi jireen dhibaatooyin waaweyn, balse welwelkoodu badanaa wuxuu ku saabsanaa khatar muuqata oo hortooda taalla. Qofka maanta se wuxuu ka welweli karaa wax aan weli dhicin: mustaqbalka, shaqada, lacagta, xiriirrada iyo waxa ay dadka kale ka aaminsan yihiin.

Haddaba, dhibaatadu ma aha in noloshu maanta ka xun tahay tii hore. Waxaa laga yaabaa in dhibtu tahay in maskaxdeennu ay heshay waxyaabo aad u badan oo ay mar walba ka fikirto, taas oo qofka gelisa welwel joogto ah.

Mararka qaar waxa aan u baahan nahay ma aha wax badan oo cusub, balse waa inaan wax yar ka fogaanno buuqa, isbarbardhigga iyo fikirka aan dhammaadka lahayn.

Salamu caleykum
@FikradahaXorta
1,6800011
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۳۰ شهریور ۱۴۰۵، ۰۱:۰۷

Photo1/2
Haben wnagsan🤍

3 Shay oo Haddaad Joogtayso, Guul  aakhiro iyo guul aduun  wad Gaadhi Doontaa  inshallah

1. Salaadda  oo aad joogtayso waqtigedana aad tukato
Salaaddu waa furaha guusha iyo nabadda qalbiga. Qofka tukanaya waqtigeeda, Alle wu u dhow yahay, wuxuuna u furayaa albaab kasta oo khayr ah. Salaadda joogtada ah ha ka tagin,

2.Qur’aanka Akhrintiisa iyo Fahamkiisa
Qur’aanku waa iftiin iyo hanuun. Maalin kasta xitaa hal aayad akhri, Alle wuxuu qalbigaaga ku shubi doonaa xasillooni iyo naxariis. Qofka Qur’aanka la nool waa mid  ku nool nolol dagan oo alle u dhawasho ah

3.Ducada iyo Towbada Joogtada ah
Alle mar walba waa maqle.

Ducada joogtee, dambiyada ka toobad keen, nimcada alle swt u mahadnaq.
  Ilahay wu jecelyhy kuwa tawbad keenka badan.

Ugu danbayn Qofka saddexdan shay noloshiisa ku dabaqa , wuxuu heli doonaa guul adduun iyo aakhiro.
Alle ha inaga dhigo kuwa joogteeya cibaadada, akhriska Qur’aanka, iyo ducada.
342004
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۲۶ شهریور ۱۴۰۵، ۲۲:۵۸

Photo1/2
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَىٰ مُحَمَّدٍ وَعَلَىٰ آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَىٰ إِبْرَاهِيمَ وَعَلَىٰ آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ.
اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَىٰ مُحَمَّدٍ وَعَلَىٰ آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَىٰ إِبْرَاهِيمَ وَعَلَىٰ آلِ إِبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ.
303001
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۲۶ شهریور ۱۴۰۵، ۰۱:۰۹

اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ حُبَّكَ، وَحُبَّ مَنْ يُحِبُّكَ، وَالْعَمَلَ الَّذِي يُبَلِّغُنِي حُبَّكَ.
اللَّهُمَّ اجْعَلْ حُبَّكَ أَعْظَمَ مَا فِي قَلْبِي، وَاجْعَلْ رِضَاكَ أَغْلَى أُمْنِيَاتِي، وَطَاعَتَكَ أَجْمَلَ طَرِيقٍ أَسْلُكُهُ.
اللَّهُمَّ ارْزُقْنِي قَلْبًا يُحِبُّكَ، وَلِسَانًا يَذْكُرُكَ، وَنَفْسًا تَرْضَى بِكَ، وَعَمَلًا يُقَرِّبُنِي إِلَيْكَ.
اللَّهُمَّ ثَبِّتْنِي عَلَى دِينِكَ، وَأَصْلِحْ قَلْبِي، وَاغْفِرْ ذَنْبِي، وَبَارِكْ فِي عُمْرِي وَعَمَلِي، وَاجْعَلْ خَاتِمَتِي عَلَى مَا تُحِبُّ وَتَرْضَى.
Hadan Macnaha Raaciyo

Ilaahayow, waxaan ku waydiisanayaa jacaylkaaga, jacaylka kuwa ku jecel, iyo camalka i gaarsiinaya jacaylkaaga.
Ilaahayow, jacaylkaaga ka dhig waxa ugu weyn ee qalbigayga ku jira, raalli ahaanshahaagana ka dhig rajadayda ugu qaalisan, addeeciddaadana ka dhig jidka ugu wanaagsan ee aan maro.
Ilaahayow, i sii qalbi ku jecel, carrab ku xusa, naf adiga kugu qanacsan hadey noqoto qadarkagah , iyo camal ii soo dhoweeya jacaylkaagah.
Ilaahayow, igu sug diintaada, qalbigayga hagaaji, dambigaygana dhaaf. Cimrigayga iyo camalkayga barakee, dhammaadkaygana ka dhig mid aad jeceshahay oo aad raalli ka tahay.

Allaaaah🥺🫀

@FikradahaXorta
323004
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۲۱ شهریور ۱۴۰۵، ۱۵:۰۸

Loollankii quwadaha gobolka ayaa weli sii socday.

Wadamada kala ah Iiran, Israail, Sacuudiga, Turkiga, Mareykanka, Ruushka iyo shiinaha.
Wadamadan waa wadamo ku loolamaya technologyda ,dhaqalaha iyo Hubka.
Hase ahaate waxaanu ka hormarindoona qodobkaan.

Yemen:

Dagaalkii sokeeye kadib Buburkii dowladii yemen ?

Yemen waxay gashay dagaal sokeeye oo aad u weyn kaddib qalalaasihii siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan markii Xuutiyiintu ay sanadkii 2014 la wareegeen qaybo muhiim ah oo dalka ka mid ah, oo ay ku jirto caasimadda Sanca.

Sanadkii 2015, Sacuudiga iyo xulafadiisu waxay bilaabeen faragelin militari iyagoo taageeraya dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay,si ay ula dagalaman garabka hubeysan ee xuutiyiinta .

Sidaas ayayna arrintii yemen isu badashay waji kale .
Sidaas darteed
Waxaa jira garabyo hubaysan oo kala duwan oo ku dagaallama Yemen, laakiin Xuutiyiinta ayaa noqday kooxda ugu awoodda badan ee ka talisa waqooyiga dalkaas , xiriir dhowna la leh Iran, isla markaana lagu yaqaan inay ka hesho taageero kala duwan sida diyaradaha aan duliyaha aan lahayn iyo gantalada kala duwan hqdey noqoto .

Insha’Allah, barnaamij kale ayaan si gaar ah ugu faahfaahin doonaa waxa ka socda gudaha Yemen, cida isku heysa iyo cidda ay Xuutiyiintu yihiin iyo sababta ay Yemen uga noqotay meel muhiim gaar aahaan marinka muhiimka ah ee babul mandab.

Ugu dambayn aan u imaano : Weerarkii 7-da Oktoobar 2023

7-dii Oktoobar 2023, weerarkii ay xogaga iska caabinta Xamaas iyo kooxo kale oo hubaysan ku qaadeen Israel wuxuu sababay dagaal ballaaran oo beddelay jihada siyaasadda iyo amniga Bariga Dhexe.

Israel waxay billowday duqeymo iyo hawlgallo militari oo baaxad leh oo ka dhacay Gaza, iyadoo sheegtay inay doonayso inay burburiso awoodda militari ee xoogaga iska caabinta ee Xamaas.

Dagaalku kuma ekaan Gaza oo keliya. Saameyntiisu waxay gaartay Lubnaan, Iran, Yemen iyo meelo kale oo gobolka ah. Xiisaduna waxay gaartay heer ay Israel duqeymo ka fulisay gudaha Qatar, taas oo muujisay sida uu khilaafku uga gudbay xuduudihii hore.

Dagaalka Gaza wuxuu sababay dhimasho iyo burbur aad u baaxad leh, iyadoo tirada dadka Falastiiniyiinta ah ee ku dhintay dagaalka ay gaartay tobannaan kun, kuwa ugu badanina ay yihiin haween iyo carruur.

Xitaa kaddib heshiisyo xabbad-joojin ah iyo dadaallo diblomaasiyadeed, walise xaaladdu si buuxda uma degin.

Haddaba maanta maxaa socda?

Waa su’aal mudan in aan isweydiino?

Sanadkii tagay iyo kan aan ku jirno 2025 iyo 2026, Bariga Dhexe wuxuu galay marxalad cusub oo ka sii adag tii hore.

Waxaa sii xoogaystay iska horimaadyada u dhexeeya iran iyo xulafadeeda iyo mareykanka oo Isreal oo xulafa ah .
Doorka Qarsoon Ee Quwadaha Calamka?

Laakiin maxay arrimahaasi ka dhigan yihiin?

Yaa dagaallamaya?
Yaa xulafo ah?
Yaa taageeraya dhinacyada dagaallamaya?
Yaa meel dhexe iska taagay?
Yaa dano ka leh dagaalka?
Ugu dambaynna, maxa innaga Soomaali ahaan naga khuseeya ?

Insha’Allah, qormada xigta ayaan mid mid ugu kala qaadi doonaa .

@FikradahaXorta
1,550003
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۲۱ شهریور ۱۴۰۵، ۱۵:۰۸

Bariga Dhexe: Sidee Ayay Wax Ku Bilaabmeen, Xaggeese Maanta Wax Marayaan?

Marka la yiraahdo “Bariga Dhexe maxaa ka socda?”, jawaabtu ma aha oo keliya dagaalka maanta socda. Si loo fahmo waxa gobolka ka dhacaya, waa in dib loo milicsadaa taariikhda iyo dhacdooyinkii muddo dheer soo dhisayay xaaladda maanta taagan.

1948: Bilowgii khilaafka casriga ah

14-kii May 1948, David Ben-Gurion wuxuu ku dhawaaqay aasaaska dowladda Israel, kaddib markii Britain ay soo afjartay Mandate-kii Falastiin.

Sanadkii 1948 waxaa bilowday dagaal dhex maray Israel iyo dhowr dal oo Carbeed. Dhacdadaas waxay sababtay barakac ballaaran oo loo geystay Falastiiniyiin badan, waxaana Falastiiniyiintu u yaqaannaan musiibadii Nakba.

Khilaafka Israel iyo Falastiin wuxuu sidaas ku noqday mid ka mid ah tiirarka ugu waaweyn ee siyaasadda Bariga Dhexe.

1967: Dhulalkii la qabsaday

Dagaalkii 1967 wuxuu gobolka geliyay marxalad cusub.

Israel waxay qabsatay Daanta Galbeed, Bariga Qudus, Gaza, Buuraha Golan iyo Sinai.

Inkastoo xaaladda Sinai markii dambe is beddeshay, kaddib heshiiskii nabadeed ee Masar iyo Israel, haddana Daanta Galbeed, Bariga Qudus iyo Buuraha Golan weli waxay ka mid yihiin dhulalka uu muranku ka taagan yahay, iyadoo Israel ay gacanta ku hayso ama maamusho qaybo ka mid ah.

1979: Kacaankii Iran

Kacaankii Islaamiga ahaa ee Iran wuxuu si weyn u beddelay miisaankii siyaasadeed ee gobolka.

Iran waxay noqotay quwad si cad uga soo horjeedda Israel iyo joogitaanka iyo saameynta Mareykanka iyo reer Galbeedka ee Bariga Dhexe.

Halkaas waxaa si weyn uga sii xoogaystay loollan siyaasadeed iyo mid istiraatiiji ah oo u dhexeeya quwadaha gobolka iyo xulafadooda.

1990–1991: Dagaalkii Khaliijka

Markii Saddam Hussein uu ku duulay dalka Kuwait, Mareykanka iyo xulafadiisu waxay galeen dagaal lagu xoreynayay Kuwait, isla markaana lagu difaacayay dalalka Khaliijka.

Dhacdadaasi waxay sii xoojisay joogitaanka militari ee Mareykanka ee gobolka, gaar ahaan Khaliijka, taas oo saamayn weyn ku yeelatay siyaasadda Bariga Dhexe ilaa maanta.

2003: Duullaankii Ciraaq

Duullaankii Mareykanka iyo xulafadiisa ay ku qaadeen Ciraaq sanadkii 2003 wuxuu meesha ka saaray dowladdii Saddam Hussein.

Duullaankaas waxaa loo daliishaday eedeymo la xiriiray hubka wax gumaada, gaar ahaan hubka kiimikada iyo bayoolojiga. Hase yeeshee, hubkii noocaas ahaa ee la sheegay in Ciraaq haysato lama helin.

Duullaanka iyo burburkii dowladdii Ciraaq waxay abuureen firaaq awoodeed iyo qalalaase siyaasadeed, kuwaas oo saameyntoodu ay muddo dheer sii socotay.

Sanadihii ka dambeeyay duullaanka, waxaa sii xoogaystay kooxaha hubaysan, oo ay ka mid noqdeen Al-Qaacida iyo markii dambe ISIS, iyo kooxo kale oo hubaysan. Arrintaasi waxay sii dheereysay dagaalladii, kala qaybsanaantii siyaasadeed iyo khilaafaadkii gudaha Ciraaq.

2011: Gugii Carabta

Sanadkii 2011, waxaa dalal badan oo Carbeed ka billowday kacdoonno loo bixiyay “Gugii Carabta.”

Dad badan waxay dalbanayeen isbeddel siyaasadeed, shaqo, xorriyad, cadaalad iyo isla-xisaabtan dowladeed.

Qaar ka mid ah dalalka waxaa ka dhacay isbeddel siyaasadeed, halka dalal kalena ay galeen dagaallo sokeeye oo aad u qaraar.

Suuriya waxay noqotay mid ka mid ah tusaalooyinka ugu xanuunka badan. Dagaalka dalkaas ka dhacay wuxuu sababay dhimasho, barakac iyo burbur baaxad leh. Waxaa sidoo kale jiray eedeymo iyo baaritaanno caalami ah oo ku saabsan isticmaalka hub kiimiko ah, halka xabsiga Sednaya uu noqday astaan lagu xusuusto tacaddiyadii iyo dhibaatadii loo geystay maxaabiis badan.

Gugii Carabta wuxuu sidaas ku noqday mid ka mid ah dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee beddelay siyaasadda dalal badan oo Bariga Dhexe iyo Waqooyiga Afrika ah.

2014 iyo wixii ka dambeeyay: ISIS iyo dagaalladii cusub

Kaddib burburkii siyaasadeed ee Ciraaq iyo dagaalkii Suuriya, kooxda ISIS waxay qabsatay dhul ballaaran oo ku yaalla Ciraaq iyo Suuriya.

Kooxdu waxay noqotay khatar gobolka iyo caalamkaba saamaysay, waxaana dagaal ka dhan ah ISIS galay isbahaysi caalami ah iyo ciidamo maxalli ah.

Laakiin jabkii ISIS kama uusan dhigin Bariga Dhexe gobol deggan.
1,130004
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۲۰ شهریور ۱۴۰۵، ۲۳:۳۷

Photo1/2
Bariga Dhexe Maxaa Ka Socda?

Maxaase Innaga Khuseeya
Ka Umad Ahaan Hadaanu Nahay somaali.

Insha’Allah waxaan doonayaa inan soo dhigo dhowr qeybood ,u jeedaduna ay tahay inanKa Umad ahaan Muslim Inan Ogaano Waqica Jira Quwadaha ishaya , dhacdooyinkii dhacay iyo kuwa hada socda .

barii Ayaan Soo galin Doona insha’Allah lasocd Wanagsan .


@FikradahaXorta
236004
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۱۲ شهریور ۱۴۰۵، ۲۱:۳۲

Photo
Jimco Wanaagsan 🤍

Jimcuhu waa maalin iyo habeen fadli badan. Aan badino saliga Nabiga ﷺ, ducada, akhrinta Suuratul Kahf,Xiririnta riximka iyo xuska Alle. Ha iloobin in qalbigaaga aad ku cusboonaysiiso tawakkulka iyo rajada Alle.

Alle ha inaga dhigo kuwa Jimcaha kheyrkiisa hela, ducadoodana la aqbalo.
Allahumma Aamiin. 🤲🏽
298008
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۱۲ شهریور ۱۴۰۵، ۲۱:۳۲

Ilaalinta Aragga: Xakamaynta Isha oo ah Asaaska Anshaxa iyo Nabadgelyada Ruuxiga ah

Assalamu Calaykum warxamatullaahi wabarakaatuh, walaalayaal Soo Dhawada :

Ilaalinta araggu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah anshaxa iyo dhowrsanaanta qofka Muslimka ah. Indhuhu waxay yihiin albaab ay qalbiga uga soo gudbaan waxyaabo badan; waxa qofku si joogto ah u daawado waxay saameyn ku yeelan karaan fikirkiisa, qalbigiisa, dhaqankiisa iyo hab nolaledkisa Sidaas darteed, qofku waa inuu ka taxaddaraa waxa uu indhihiisa ku eegayo, kana fogaadaa wax kasta oo dhaawacaya xishoodkiisa ,qiyamkiisa iyo nadiifnimada qalbigiisa,
Iyadoo oo Aan ognahay Casriga aan ku jirno Ee bare bulsho reeels,tiktok ayu Platform-yada internetka .

Aan soo labano Faidada ay leedahay Ilaalinta aragga waxay leedahay faa'iidooyin ruuxi ah iyo kuwo maskaxeed. Waxay qofka ka caawisaa inuu qalbigiisa nadiifiyo, cibaadadana si deggan ugu mashquulo lana yiimado isbadal Ruuxed. Sidoo kale, dhinaca kale waxay yarayn kartaa afkaraha xun, mashquulka maskaxeed iyo rabitaanka qofka ku riixa waxyaabo faaido ugu jirin . Qofka bartay inuu indhihiisa xakameeyo wuxuu si tartiib ah u baranayaa inuu naftiisana xakameeyo.
Aan isla eegno dhinaca madowv

Dhanka kale, dayaca aragga wuxuu yeelan karaa dhinac madow. Daawashada waxyaabaha xaaraanta ah ama anshax-xumada leh waxay qofka u horseedi kartaa caadooyin xun, qalbi jab ,qalbi qallayl, waqti lumis iyo in waxyaabihii aan wanaagsanayn ay maskaxdiisa ku soo noqnoqdaan caadina u arka marka danbe Waxa laga yaabaa in hal eegmo xun ay u muuqato wax yar lakin qalbigagu oo leeyahay waa caadi , Ayaa Noqon kartaa Halaag Ruuxed iyo mid qadataa Sanado Sida Ku dhicida CaadooyinkaXun Xun.

Alle Qur'ankkisa wuxuu ku leeyhahy

قُل لِّلۡمُؤۡمِنِينَ يَغُضُّواْ مِنۡ أَبۡصَٰرِهِمۡ

“U sheeg mu’miniinta inay hoos u dhigaan araggooda oo ay dhowraan xubnahooda.”
(Suuradda An-Nuur: 30)

Bal kawaran Waaqica Jira Maanta iyadoo oo ay sahlantahay halista Araga soo gaadhi karta Sidaas darteed, ilaalinta araggu ma aha oo keliya iska laab araga oo keliya maya maya ,Lakin se waa inanano la imanaa tababar nafeed iyo taxadar.
Alle ayaa wax ilaaliya Se Inaguna Waxaan Ina saaran feejignan .
Qormadaan ayaan jecleystay inan idin la wadaago sidaas iyo ino qormada danbe
Salamu caleykum
5230018
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۱۲ شهریور ۱۴۰۵، ۲۱:۳۲

Asalaamu Calaykum.

Karaamadaada Ha Ilaawin — Talow Maxaan Ula Jeedaa?

Qof walba waxaa loo abuuray karaamo iyo sharaf uu ku noolaado. Sidaas darteed, qofku waa inuu ogaadaa qiimihiisa, kana fogaadaa wax kasta oo hoos u dhigaya qiyamkiisa, sharaftiisa iyo mabda’iisa.

Karaamadu ma aha in qofku dadka iska weyneeyo bulshada , balse waa inuu yeesho kalsooni shalhsiyaded , dulqaad iyo la-dhaqanka wanaagsan ee bulshada, isla markaana uu ogaado waxa uu mudan yahay iyo waxa uusan mudnayn.

Mararka qaar noloshu waxay qofka ku qasbi kartaa inuu la kulmo duruufo qalafsan, dad aan qiimihiisa garanayn, ama xaalado ka dhiga inuu naftiisa shaki geliyo. Laakiin xaalad kasta oo aad ku jirto, ha illoobin qofka aad tahay iyo qiimaha aad leedahay.

Qofka karaamadiisa yaqaan ma raadiyo oggolaanshaha ama raalli-gelinta dadka kal3 oo dhan, mana u oggolaado hadalladooda inay go’aamiyaan qiimihiisa. Wuxuu ku dadaalaa inuu naftiisa dhiso ama dhisto, aqoontiisa kordhiyo, Alle ku tiirsanaado, kana shaqeeyo mustaqbalkiisa fog iyo kan uu maanta ku nool yahay ee kooban .

Ugu dambayn, sharafku wuxuu ka bilaabmaa gudaha qofka. Haddii aad naftaada qiimeyso, aad mabda’aaga ilaaliso, oo aad Alle talo saarto, wallaahi waxaad awood u yeelanaysaa inaad si sharaf leh u noolaato.

Ha illoobin karaamadaada. Ogoow qiimahaaga, ilaali mabda’aaga, hana u oggolaan xaalad ama qof inuu kaa dhaadhiciyo inaad tahay qof aan qiimo lahayn.
Salamu caleykum
6550020
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۱۲ شهریور ۱۴۰۵، ۲۱:۳۲

Suuradda Al-Cankabuut — Aayadda 69

﴿وَالَّذِينَ جَاهَدُوا فِينَا لَنَهْدِيَنَّهُمْ سُبُلَنَا ۗ وَإِنَّ اللَّهَ لَمَعَ الْمُحْسِنِينَ﴾

Macnaha:
“Dadka u dadaala dartayada, waxaan hubaal ku hanuunin doonnaa waddooyinkayaga. Runtii, Alle wuxuu la jiraa kuwa wanaagga sameeya.”

🤍 Fasirka Aayadda

﴿وَالَّذِينَ جَاهَدُوا فِينَا﴾
Waxaa loola jeedaa dadka Alle dartii ugu dadaala cibaadada, samirka, ka fogaanshaha dembiyada iyo ku dhaqanka waxa wanaagsan.

﴿لَنَهْدِيَنَّهُمْ سُبُلَنَا﴾
Alle wuxuu ballan qaaday in qofkii si dhab ah ugu dadaala dartiisa, uu ku hanuunin doono waddooyinka kheyrka iyo xaqa.

﴿وَإِنَّ اللَّهَ لَمَعَ الْمُحْسِنِينَ﴾
Alle wuxuu la jiraa kuwa wanaagga sameeya, isagoo u gargaaraya, hanuuninaya, una fududaynaya jidka wanaagsan.

🌸 Casharka Aayadda

Aayaddu waxay ina baraysaa in hanuunku u baahan yahay dadaal. Haddii aad Alle dartii u dadaasho, xitaa haddii ay kugu adkaato, ha quusan.

Alle wuxuu kuu ballan qaaday inuu kuu furo waddooyinka hanuunka iyo kheyrka.

Dadaal Samee → Samir → Hanuunsanow → Wanaagsanow. 😊👋❤️
1,610006
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۱۲ شهریور ۱۴۰۵، ۲۱:۳۲

Photo
الَّذِينَ آمَنُوا وَتَطْمَئِنُّ قُلُوبُهُم بِذِكْرِ اللَّهِ ۗ أَلَا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ ۗ

«“Ogaada, xuska Alle ayay qalbiyadu ku xasillaan.”
(Ar-Racdi: 28)»

Qalbigu mararka qaar wuxuu la kulmaa walwal, cabsi iyo fikir badan. Laakiin Alle wuxuu ina xusuusinayaa in meesha ugu weyn ee qalbigu ka helo xasilloonidu ay tahay xuska Alle.

Marka aad tiraahdo: Subxaanallaah, Alxamdulillaah, Laa ilaaha illallaah, Allaahu Akbar, marka aad Qur’aanka akhrido, ducaysato oo Alle ku kalsoonaato, qalbigaagu wuxuu helayaa deganaan iyo xasillooni.

Haddii qalbigaagu daalo — Alle xuso.
Haddii aad welwesho — Alle xuso.
Haddii aad murugootana — Alle xuso.

Marxalad kasta oo aad nolosha ku jirto, Rabbigaaga ku kalsoonow, xuskiisana ha ka tegin. Qalbiga Alle ku xiran, xitaa marka ay duruufuhu adkaadaan, wuxuu haystaa meel uu ku xasilo.

Salamu Calaykum 🤍👋😊
582009
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۱۲ شهریور ۱۴۰۵، ۲۱:۳۲

Photo
اللهم ارزقنا في هذا الصباح رزقًا طيبًا مباركًا
Alloow nagu arsaaq subaxdan rizqi wanaagsan oo barakaysan.
4480013
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۱۲ شهریور ۱۴۰۵، ۲۱:۳۲

Photo
Qur'aanku waa daawo, Waxa uu qalbiga ka ilaaliyaa xumaha iyo waswaaska shaydaanka. .

Haddaba, aynu ku dadaalno akhriskiisa, fahamkiisa iyo ku camal-falkiisa. Alle ha inaga yeelo kuwa Ahlu Qur'aan ah, Aamiin..❤️
2,0300013
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة logo
Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة

۱۰ شهریور ۱۴۰۵، ۱۳:۳۵

Photo
السَّكِينَة
Sakiinadu ma aha nolol aan dhibaato lahayn, ee waa degganaanshaha uu Alle geliyo qalbiga addoonkiisa marka ay duruufuhu adkaadaan.
Waxaad arkaysaa dad wax walba haysta, haddana aan degganayn. Waxaad kaloo arkaysaa kuwo duruufo adag ku jira, balse qalbigoodu xasilloon yahay. Farqigu ma aha waxa ay haystaan, ee waa sakiinada uu Alle ku mannaystay.
Marka qalbigaagu ku xidhnaado Alle swt, dhibaatooyinku way imanayaan, laakiin kuma jebinayaan. Walaacu wuu iman karaa, laakiin ma degayo qalbigaaga.
Haddii aad doonayso sakiino dhab ah, ku dadaal xuska Alle, salaadda, iyo Qur'aanka xiiririnta riximka .
Qalbiga Alle ku xidhan ayaa hela degganaansho aan adduunka laga helin  cidina anan ka qaadi karin. 🤍

Salamu caleykum
500008

Showing 30 of 40 posts

رتبه‌بندی

ورود لازم است

Frequently Asked Questions

کانال تلگرام Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة درباره چیست؟+

Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة (@fikradahaxorta) یک کانال تلگرام در دسته وبلاگ‌نویسی در tgdio است. این پروفایل رتبه، امتیاز، نظرات و پست‌های تازه را نشان می‌دهد تا قبل از عضویت تصمیم بگیرید. در حال حاضر حدود ۱٬۳۴۴ مشترک در tgdio دارد.

چطور به Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة (@fikradahaxorta) در تلگرام بپیوندم؟+

پروفایل کانال را در tgdio باز کنید، سپس با دکمه Join / Open in Telegram به @fikradahaxorta بروید و رایگان عضو شوید.

آیا Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة کانال خوبی در وبلاگ‌نویسی است؟+

در tgdio می‌توانید قبل از عضویت امتیاز، نظرات، رتبه و پست‌های Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة را بررسی کنید. در حال حاضر حدود ۱٬۳۴۴ مشترک در tgdio دارد. آن را با کانال‌های مشابه وبلاگ‌نویسی مقایسه کنید.

آمار و پست‌های Fikradaha Xorta| الأفكار الحرة را کجا ببینم؟+

در tgdio صفحه @fikradahaxorta را برای آمار اعضا، رتبه، امتیاز و پست‌ها باز کنید. لینک Stats نمودار رشد را نشان می‌دهد.