عـَـــــبْـــدِ الــــرَّحْــمَــــٰـــن Telegram channel photo

عـَـــــبْـــدِ الــــرَّحْــمَــــٰـــن

@abdiraxman14Public Channel

عـَـــــبْـــدِ الــــرَّحْــمَــــٰـــن shares آی‌پی‌ال (IPL) updates and media on Telegram. Join to stay updated.

847

Last views

۶۸۵ (685 subscribers)
عضو
—
Rating
20
Total Posts
Oct 18, 2026, 1:43 AM
به‌روزرسانی شده
May 13, 2026
Created
Stats

شما در حال مشاهده محتوای فارسی هستید. برای مشاهده محتوا به زبان‌های دیگر، زبان سایت را تغییر دهید.

Channel Information

Channel Information
Channel Nameعـَـــــبْـــدِ الــــرَّحْــمَــــٰـــن
Username@abdiraxman14
Categoryآی‌پی‌ال (IPL)
Languageفارسی
Countryایران
عضو685
Channel TypePublic Channel
Created۲۳ اردیبهشت ۱۴۰۵
Last Updated۲۶ مهر ۱۴۰۵ • ۴ روز پیش
StatusActive

رتبه‌بندی

رتبه‌بندی جهانی
#16421+67
رتبه‌بندی زبان
#1681بدون تغییر
رتبه‌بندی دسته‌بندی
#136بدون تغییر

رشد مشترکان

مجموع: 68530 Days growth: +12321.9%
09/1809/2309/2810/0310/0810/1310/17
رشد مشترکان - 30 Days
DateSubscribers
18:09:2026562
19:09:2026562
20:09:2026583
21:09:2026583
22:09:2026583
23:09:2026583
24:09:2026583
25:09:2026583
26:09:2026583
27:09:2026583
28:09:2026583
29:09:2026583
30:09:2026583
01:10:2026583
02:10:2026583
03:10:2026583
04:10:2026583
05:10:2026583
06:10:2026583
07:10:2026583
08:10:2026583
09:10:2026583
10:10:2026583
11:10:2026583
12:10:2026583
13:10:2026583
14:10:2026583
15:10:2026583
16:10:2026583
17:10:2026685
رشد مشترکان - Weekly
DateSubscribers
Week of 11:05:2026331
Week of 18:05:2026331
Week of 25:05:2026331
Week of 01:06:2026331
Week of 08:06:2026331
Week of 15:06:2026331
Week of 22:06:2026331
Week of 29:06:2026331
Week of 06:07:2026379
Week of 13:07:2026379
Week of 20:07:2026379
Week of 27:07:2026379
Week of 03:08:2026379
Week of 10:08:2026379
Week of 17:08:2026468
Week of 24:08:2026468
Week of 31:08:2026519
Week of 07:09:2026562
Week of 14:09:2026583
Week of 21:09:2026583
Week of 28:09:2026583
Week of 05:10:2026583
Week of 12:10:2026685
رشد مشترکان - Monthly
DateSubscribers
May 2026331
June 2026331
July 2026379
August 2026468
September 2026583
October 2026685
رشد مشترکان - Yearly
DateSubscribers
2026685

Top 10 posts

Most viewed posts from this channel

By views
  1. #1{ وَذَكِّرْ فَإِنَّ الذِّكْرَى تَنفَعُ الْمُؤْمِنِينَ }2.3K
  2. #2﴿ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ ﴾2.2K
  3. #3CAAWA WAA JIMCE KU SALIYA XABIIBKEENA NABI MAXAMAD SCW2.1K
  4. #4قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَط1.7K
  5. #5CAAWA WAA JIMCE KU SALIYA XABIIBKEENA NABI MAXAMAD SCW1.6K
  6. #6ALLE MA DAYACO ADOOMIHIISA WANAAGSAN1.4K
  7. #7“حَافِظُوا عَلَى الصَّلَوَاتِ وَالصَّلَاةِ الْوُسْطَىٰ وَقُومُوا لِلَّ1.2K
  8. #8﴿ إِنَّ اللَّهَ لَا يُحِبُّ كُلَّ مُخْتَالٍ فَخُورٍ ﴾921
  9. #9🌿 لماذا التوبة؟893
  10. #10﴿ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ حَقَّ تُقَاتِهِ وَلَ847

آخرین پست‌ها

﴿ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اتَّقُوا اللَّهَ حَقَّ تُقَاتِهِ وَلَا تَمُوتُنَّ إِلَّا وَأَنتُم مُّسْلِمُونَ ﴾

Kuwa xaqa rumeeyow, Alle uga cabsada cabsi dhab ah, hana dhimanina idinkoo aan Muslimiin ahayn. (Aal-Cimraan: 102)

﴿ وَاتَّقُوا اللَّهَ وَيُعَلِّمُكُمُ اللَّهُ ۗ وَاللَّهُ بِكُلِّ شَيْءٍ عَلِيمٌ ﴾

Alle ka cabsada, Allena wuu idin bari doonaa; Alle wax walba waa Oge. (Al-Baqarah: 282)

﴿ وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَل لَّهُ مَخْرَجًا ۝ وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لَا يَحْتَسِبُ ﴾

Qofkii Alle ka cabsada, wuxuu u yeelayaa meel uu kaga baxo dhibaatooyinka, wuxuuna ka arsaaqayaa meel uusan filayn. (At-Talaaq: 2–3)

﴿ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ﴾

Kan idiinku sharafta badan Alle agtiisa waa kan idiinku Alle ka cabsi badan. (Al-Xujuraat: 13)

﴿ وَاتَّقُوا اللَّهَ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ ﴾

Alle ka cabsada si aad u liibaantaan. (Aal-Cimraan: 200)
847004
أَلا في اللَهِ لا في الناسِ شالَت

بِــــــداوُدٍ وَإِخـــــواتِهِ الجُـــــذوعُ

مَـضَـوا قَـتـلاً وَتَـمـزيـقـاً وَصَـلبـاً

تُـــحَـــوِّمُ حَـــولَهُـــم طَــيــرٌ وَقــوعُ

إِذا مــا اللَيــلُ أَظــلَمَ كـابَـدوهُ
فَــيُــســفِــرُ عَــنــهُــمُ وَهــمُ رُكــوعُ

أَطــارَ الخَــوفُ نَــومَهُـمُ فَـقـامـوا

وَأَهـلُ الأَمـنِ فـي الدُنـيـا هُـجوعُ

لَهُــم تَــحــتَ الظَـلامِ وَهُـم سُـجـودٌ

أَنــيــنٌ مِــنــهُ تَــنــفَـرِجُ الضُـلوعُ

وَخُــرسٌ بِــالنَهــارِ لِطِــوالِ صَــمــتٍ

عَــلَيــهِــم مِـن سَـكـيـنَـتِهِـم خُـشـوعُ

يُــعــالونَ النَـحـيـبَ إِلَيـهِ شَـوقـاً

وَإِن خَــفَــضــوا فَــرَبُّهــُمُ سَــمــيــعُ
744004
﴿ إِنَّ اللَّهَ لَا يُحِبُّ كُلَّ مُخْتَالٍ فَخُورٍ ﴾

Hubaal Alle ma jecla qof kasta oo isla weyn oo faan badan. (Luqmaan: 18)

﴿ وَلَا تَمْشِ فِي الْأَرْضِ مَرَحًا ۖ إِنَّكَ لَن تَخْرِقَ الْأَرْضَ وَلَن تَبْلُغَ الْجِبَالَ طُولًا ﴾

Ha ku socon dhulka adigoo isla weyn; ma jeexi kartid dhulka, mana gaadhi kartid buuraha dhererkooda. (Al-Israa': 37)

﴿ سَأَصْرِفُ عَنْ آيَاتِيَ الَّذِينَ يَتَكَبَّرُونَ فِي الْأَرْضِ بِغَيْرِ الْحَقِّ ﴾

Waxaan ka jeedin doonaa Aayaadkayga kuwa dhulka ku kibra xaq la'aan. (Al-Acraaf: 146)

﴿ إِنَّهُ لَا يُحِبُّ الْمُسْتَكْبِرِينَ ﴾

Hubaal Alle ma jecla kuwa is kibriya. (An-Naxl: 23)

﴿ تِلْكَ الدَّارُ الْآخِرَةُ نَجْعَلُهَا لِلَّذِينَ لَا يُرِيدُونَ عُلُوًّا فِي الْأَرْضِ وَلَا فَسَادًا ۚ وَالْعَاقِبَةُ لِلْمُتَّقِينَ ﴾

Hoyga Aakhiro waxaan u diyaarinay kuwa aan doonaynin inay dhulka ku isweyneeyaan ama ku fasahaadiyaan. Cidhibta fiicanna waxaa leh kuwa Alle ka cabsada. (Al-Qasas: 83)
921004
﴿ مَّثَلُ الَّذِينَ يُنفِقُونَ أَمْوَالَهُمْ فِي سَبِيلِ اللَّهِ كَمَثَلِ حَبَّةٍ أَنبَتَتْ سَبْعَ سَنَابِلَ فِي كُلِّ سُنبُلَةٍ مِّائَةُ حَبَّةٍ ۗ وَاللَّهُ يُضَاعِفُ لِمَن يَشَاءُ ﴾

Kuwa ku bixiya maalkooda jidka Alle waxay la mid yihiin iniin soo saarta toddoba sabuul, sabuul kastana ay ku jiraan boqol iniin. Alle wuxuu u labanlaabaa cidduu doono. (Al-Baqarah: 261)

﴿ الَّذِينَ يُنفِقُونَ أَمْوَالَهُم بِاللَّيْلِ وَالنَّهَارِ سِرًّا وَعَلَانِيَةً فَلَهُمْ أَجْرُهُمْ عِندَ رَبِّهِمْ ﴾

Kuwa bixiya maalkooda habeen iyo maalin, qarsoodi iyo muuqaalba, waxay ajarkooda ka heli doonaan Rabbigood. (Al-Baqarah: 274)

﴿ لَن تَنَالُوا الْبِرَّ حَتَّىٰ تُنفِقُوا مِمَّا تُحِبُّونَ ﴾

Ma gaadhi doontaan wanaagga dhammaystiran ilaa aad ka bixisaan waxyaalaha aad jeceshihiin. (Aal-Cimraan: 92)

﴿ وَمَا تُنفِقُوا مِنْ خَيْرٍ فَلِأَنفُسِكُمْ ﴾

Wax kasta oo khayr ah oo aad bixisaan, idinka ayay idiinka ayey idiin sugnaatay(Al-Baqarah: 272)

﴿ وَأَحْسِنُوا ۛ إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُحْسِنِينَ ﴾

Sama fala; hubaal Alle wuxuu jecel yahay sama-falayaasha. (Al-Baqarah: 195)

📚
807005
Photo
﴿ وَادْعُوهُ خَوْفًا وَطَمَعًا ۚ إِنَّ رَحْمَتَ اللَّهِ قَرِيبٌ مِّنَ الْمُحْسِنِينَ ﴾

Barya Alle idinkoo ka cabsanaya oo rajaynaya; hubaal naxariista Alle waxay u dhowdahay sama-falayaasha. (Al-Acraaf: 56)

📚
672001
﴿ وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ ﴾

Rabbigiin wuxuu yiri: I barya, waan idiinka ajiibayaa. (Ghaafir: 60)

﴿ وَإِذَا سَأَلَكَ عِبَادِي عَنِّي فَإِنِّي قَرِيبٌ ۖ أُجِيبُ دَعْوَةَ الدَّاعِ إِذَا دَعَانِ ﴾

Markay addoomadaydu kaa weydiiyaan Aniga, waxaan ahay Mid dhow; waxaan ajiibaa baryada kan I barya markuu I baryo. (Al-Baqarah: 186)

﴿ أَمَّن يُجِيبُ الْمُضْطَرَّ إِذَا دَعَاهُ وَيَكْشِفُ السُّوءَ ﴾

Yaa ajiiba kan dhibaataysan markuu baryo, kana fayda dhibka? (An-Naml: 62)

﴿ ادْعُوا رَبَّكُمْ تَضَرُّعًا وَخُفْيَةً ﴾

Barya Rabbigiinna idinkoo is-hoosaysiinaya oo qarsoodi ah. (Al-Acraaf: 55)

﴿ وَادْعُوهُ خَوْفًا وَطَمَعًا ۚ إِنَّ رَحْمَتَ اللَّهِ قَرِيبٌ مِّنَ الْمُحْسِنِينَ ﴾

Barya Alle idinkoo ka cabsanaya oo rajaynaya; hubaal naxariista Alle waxay u dhowdahay sama-falayaasha. (Al-Acraaf: 56)

📚
721002
﴿ وَاسْتَعِينُوا بِالصَّبْرِ وَالصَّلَاةِ ﴾

Kaalmaysta samirka iyo salaadda. (Al-Baqarah: 45)

﴿ وَلَنَبْلُوَنَّكُمْ بِشَيْءٍ مِّنَ الْخَوْفِ وَالْجُوعِ وَنَقْصٍ مِّنَ الْأَمْوَالِ وَالْأَنْفُسِ وَالثَّمَرَاتِ ۗ وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ ﴾

Waxaan idinku imtixaami doonnaa cabsi, gaajo, hanti, naf iyo miro yaraansho; u bishaaree kuwa samra. (Al-Baqarah: 155)

﴿ أُولَٰئِكَ عَلَيْهِمْ صَلَوَاتٌ مِّن رَّبِّهِمْ وَرَحْمَةٌ ۖ وَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُهْتَدُونَ ﴾

Kuwaas waxaa korkooda ah naxariis iyo ammaan xagga Rabbigood ka timid, waana kuwa hanuunsan. (Al-Baqarah: 157)

﴿ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اصْبِرُوا وَصَابِرُوا وَرَابِطُوا وَاتَّقُوا اللَّهَ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ ﴾

Kuwa xaqa rumeeyow, samra, isu sabriya, adkaysta, Allena ka cabsada si aad u liibaantaan. (Aal-Cimraan: 200)

﴿ وَاصْبِرْ لِحُكْمِ رَبِّكَ فَإِنَّكَ بِأَعْيُنِنَا ﴾

U samir xukunka Rabbigaa; hubaal waxaad ku sugan tahay ilaalintayada. (At-Tuur: 48)
716006
﴿ وَاصْبِرْ وَمَا صَبْرُكَ إِلَّا بِاللَّهِ ﴾


Samir; samirkaaguna ma aha mid aad adigu leedahay ee wuxuu ku sugan yahay gargaarka Alle. (An-Nahl: 127)

﴿ إِنَّ اللَّهَ مَعَ الصَّابِرِينَ ﴾


Hubaal Alle wuxuu la jiraa kuwa samra. (Al-Baqarah: 153)

﴿ وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ ﴾


U bishaaree kuwa samra. (Al-Baqarah: 155)

﴿ إِنَّمَا يُوَفَّى الصَّابِرُونَ أَجْرَهُم بِغَيْرِ حِسَابٍ ﴾


Kuwa samra waxaa ajarkooda loo siin doonaa xisaab la'aan. (Az-Zumar: 10)

﴿ فَاصْبِرْ إِنَّ وَعْدَ اللَّهِ حَقٌّ ﴾


Ee samir; hubaal ballanka Alle waa xaq. (Ar-Ruum: 60)
837004
لماذا لا نتكبر؟
Maxaa Kibirka looga fogaadaa?
﴿ إِنَّهُ طَغَىٰ ﴾
Wuxuu xadgudbay oo kibray.
﴿ فَقَالَ أَنَا رَبُّكُمُ الْأَعْلَىٰ ﴾
Markaas ayuu yiri: Anigu waxaan ahay Rabbigiinna ugu sarreeya.
﴿ فَأَخَذَهُ اللَّهُ نَكَالَ الْآخِرَةِ وَالْأُولَىٰ ﴾
Markaas Alle wuxuu ku ciqaabay ciqaabta adduunka iyo tan Aakhiraba.
789002
🌿 لماذا التوبة؟
Maxaan u Towbad keenaa ?

﴿ وَتُوبُوا إِلَى اللَّهِ جَمِيعًا أَيُّهَا الْمُؤْمِنُونَ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ ﴾
Towbadda: Waa jidka guusha ee mu'miniinta.

﴿ إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ التَّوَّابِينَ ﴾
Towbad keenayaasha: Alle wuu jecel yahay.

﴿ قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنْفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ ﴾
Dambigu ha badnaadee: Ha ka quusan naxariista Alle.

﴿ وَهُوَ الَّذِي يَقْبَلُ التَّوْبَةَ عَنْ عِبَادِهِ ﴾
Alle: Wuxuu aqbalaa towbada addoomihiisa.

🤲 Towbadda dib ha u dhigin; albaabkeedu wuu furan yahay inta naftu jirto.

Telegram
893003
Video
“حَافِظُوا عَلَى الصَّلَوَاتِ وَالصَّلَاةِ الْوُسْطَىٰ وَقُومُوا لِلَّهِ قَانِتِينَ”
— (Suurat Al-Baqarah 2:238)


Macnaha:
Aayaddani waxay ina faraysaa inaan si joogto ah u ilaalino salaadaha, gaar ahaan midda dhexe, annagoo u tukanna si khushuuc iyo ixtiraam leh, una istaagna Ilaahay addeecid iyo tawaduc.
1,220001
Photo
قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا مِن رَّحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ
(سورة الزمر: 53)



Tarjumaad (Soomaali):


“
Waxaad tiraahdaa: Addoomahaygii naftooda ku xadgudbayow, ha ka quusanina naxariista Eebbe. Runtii Eebbe wuu dhaafaa dambiyada oo dhan. Isaga ayaa ah Dambi-dhaafka Badan, Naxariista Badan.” 🤍
1,680003

Showing 20 of 20 posts

رتبه‌بندی

ورود لازم است

Frequently Asked Questions

کانال تلگرام عـَـــــبْـــدِ الــــرَّحْــمَــــٰـــن درباره چیست؟+

عـَـــــبْـــدِ الــــرَّحْــمَــــٰـــن (@abdiraxman14) یک کانال تلگرام در دسته آی‌پی‌ال (IPL) در tgdio است. این پروفایل رتبه، امتیاز، نظرات و پست‌های تازه را نشان می‌دهد تا قبل از عضویت تصمیم بگیرید. در حال حاضر حدود ۶۸۵ مشترک در tgdio دارد.

چطور به عـَـــــبْـــدِ الــــرَّحْــمَــــٰـــن (@abdiraxman14) در تلگرام بپیوندم؟+

پروفایل کانال را در tgdio باز کنید، سپس با دکمه Join / Open in Telegram به @abdiraxman14 بروید و رایگان عضو شوید.

آیا عـَـــــبْـــدِ الــــرَّحْــمَــــٰـــن کانال خوبی در آی‌پی‌ال (IPL) است؟+

در tgdio می‌توانید قبل از عضویت امتیاز، نظرات، رتبه و پست‌های عـَـــــبْـــدِ الــــرَّحْــمَــــٰـــن را بررسی کنید. در حال حاضر حدود ۶۸۵ مشترک در tgdio دارد. آن را با کانال‌های مشابه آی‌پی‌ال (IPL) مقایسه کنید.

آمار و پست‌های عـَـــــبْـــدِ الــــرَّحْــمَــــٰـــن را کجا ببینم؟+

در tgdio صفحه @abdiraxman14 را برای آمار اعضا، رتبه، امتیاز و پست‌ها باز کنید. لینک Stats نمودار رشد را نشان می‌دهد.